BARNAAMIJYADA IDAACADA

  • Ruqiyah Sharciyah
  • Dibul Acshaab
  • Dibul Badiil
  • Kaalmada walaalaha Musliminta
  • Dibul xadiith
  • Bandhiga iyo Fashilinta
  • Sabar siinta Mu’minka
  • Cafiska iyo Samaxaada
  • Suxubatul Jannah
  • Waxaan usoo joogay
  • Adkaarul Sabaax walmasaa
  • Xaladaha Cafimadka Bulshada

WAXYAABAHA AY KA SHAQEN DOONTO WAXA KAMID AH

  1. Soo gudbinta adeeg warbaahineed oo la xidhiidha qaabka la isugu daweeyo qur’aanka iyo sunnada.
  2. Soo gudbinta macluumaadka la xidhiidho isku daaweynta qur’aanka iyo sunnada Nabiga(NNKH)
  3. Soobandhigidda xogaha laxidhiidha daawooyinka dhirta iyo soo gudbinta daraasadaha laga sameeyay isku daaweynta dhirta
  4. Ka qayb qaadashada kulamada aqoon kororsiga iyo tababarada ay qabanayaan jaamacadaha iyo mu’asasaadka oo looga hadlayo barnaajimyada xidhiidhka laleh isku daaweynta dhirta
  5. Diiwangalinta dhirta ceyriinka ah iyo inaan ugudbino acshaabta gaarka ah shirikaadka sameeya daawooyinka si looga so dhigo dawo herbal ah oo dadka oo dhan ay isticmaali karaan