Dhiiragalinta isku daaweynta qur’aanka iyo sunnada Nabiga (NNKH) )
In dadka lagu baraarujiyo ku dhaqanka diinteena wanaagga badan
Kor uqaadida fahamka culuumta dhibul nabawiga ah (NNKH)
Farida wanaaga iyo reebida xumaanta
Dhiiragalinta isku daaweynta Qur’aanka sunada iyo dhirta dabiiciga ah.
Idaacada Shifaa’ iyadoo ah idaacadi ugu horreysay ee kashaqeysa arrimaha laxidhiidha caafimaadka iyo shifooyinka.
Radio Shifaa wa idaacada isku daweynta qur’anka iyo sunnada
Waxaa ka dhagesan karta FM 104.7MHz muqdisho iyo nawaaxigeeda
Dunida oo dhanna waxaad ka dhagesan kartaan Live Streamka
Waxii intaa dheer nagala soo xariir +252611663939
Mahadsanid.